Senior Physiotherapist Assistant Recruitment Assessment – Online Examination
?????????? ??????????:
• Waxaa laguu ogolyahay inaad isticmaasho hal kombiyuutar oo keliya (Laptop ama Desktop) – lama ogola taleefan ama Tablet.
• Waa inaad joogtaa goob deggan oo aan buuq lahayn.
• Waa inaad haysataa internet xawaare fiican leh oo aan kala go’ lahayn.
• Waa inaad isticmaashaa browser casri ah sida Google Chrome.
• Waa waajib in camera-daadu shaqaynayso oo ay shidan tahay inta imtixaanku socdo oo dhan.
• Fadlan fur link-ga imtixaanka 10–15 daqiiqo ka hor waqtiga si aad u hubiso in wax walba shaqaynayaan.
• U ogolow system-ka inuu isticmaalo camera-daada iyo inuu share gareeyo screen-ka marka lagaa codsado.
• Ka fogow hadal, fiirin meel kale, ama ka bixid shaashadda imtixaanka – dhammaan waxaa loo qaadanayaa qish, waxayna keeni kartaa in lagaa saaro tartanka.
??????????,
Xafiiska Shaqaaleysiinta
Himilo Physiotherapy and Rehab Center
The easy way to create online exam - Online exam maker - https://www.onlineexammaker.com